{DAAWO SWIRADA} Gudomiyaha Gobolka Hiiraan oo u anba baxay degmada Jalalaqsi

0
99

Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa u anba baxay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay ka taagan tahay xiisan u dhaxeyso Maamulka iyo Ciidamada Jabuuti.

Gudoomiyaha iyo wafdigiisa waxa Garoonka ku sii sa gootiyay Taliyaha qeybta Afaraad ee Ciidamada nabad ilalinta Amisom.

Ujeedada safarka Gudoomiyaha ayaa salka ku haayo sidii loo xalin lahaa muranka u dhaxeeyo Ciidamada Amisom iyo maamulka Dagmada jalalasi ee Gobolka Hiiraan.

 

Waa gudoomiyihii ugu horeyay ee taga dagmada Jalalaqsi  ee Gobolka Hiiraan tan iyo bur burkii dowladii Dhaxe ee dalka Marka laga tago gudoomiyayaal horay u sii raacay wafdi kale oo boqanaayo jalalasi sida madaxweynayaal iyo Wasiiro ama Xili dhibaano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here