Kulan Baladweyne ku dhaxmaray Mamulka Gobolka Hiiraan iyo hay’ada Samafalka ka shaqeeya.

0
151

Kulan ay wada qateen maamulka Hiiraan iyo hay’adaha ka howlgala Beledweyne ayaa looga hadlay sidii loogu diyaar garoobi lahaa cabsida laga qabo fatahaad uu sameyo webiga Shabeelle.

Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Carale ayaa hay’adaha ku booriyay inay u diyaar garooban cabsida jirta.

Hay’adaha ayaa shegay in ay gacan ka geysan donaan hadii ay Fatahaad dhacdo waxana ay sheegeen in cabsida laga qabo fatahaada webiga Shabelle aytahay mid xiligaan taagan

Magaalada Beledweyne ayaa ah magaalo uu sameyo fatahadaha webiga Shabeelle.