Sheikh Shaakir oo qaadacay guddigii Dowladda ay magacowday

0
145

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa qaadacay guddiga Farsamada ee Dowladu ku dhawaaqday toddobaadkii hore.

Guddigan waxaa horey u qaadacay qaar ka mid ah musharaxiinta Galmudug halka Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaalle Xaaf uu taageeray

Hoos ka Akhriso warka madaxa Xukuumadda Galmudug.