{DAAWO MUQAALK} Axmed Madoobe oo la kumay agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudiga shaqada iyo shaqaalah

0
126

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudoonka gudiga shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlad goboleedka Jubbaland.

Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd hubinta iyo dhageysiga waxqabadka wasaaradaha iyo gudiyada madaxa banaan ee Jubbaland ayaa caawa ka qabsoomey hoolka shirarka ee madaxtooyada Jubbaland ee magaalada kismaayo.