{DAAWO MUQAALKA} 5000 oo qoys oo kamid ah dadkii ka barakacay Fatahaada B/weyne oo Deeq raashin ah La gaarsiyay.

0
157

inkabadan 5000 oo qoys oo kamid ah dadkii ka barakacay Fatahaadii ku dhufatay Magaalada Baladweyne ee Gobolka hiiraan

 

Deeq raashinka ah ayaa waxaa gaarsiyay gudiga gurmarmadka ganacsatada Magaalada baladweyne waxana lacagta soo dhiibay rashinka loogu so iibiyay dadka Shirkadaha Hormuud Dahabshiil iyo rugta ganacsiga Soomaaliyeed.