{DAAWO MUQAALKA} Afar Diyaaradood oo Gargaar u waday Baladweyne ayaa laga Dajiyay Guraceel

0
134

Illaa Afar Diyaaradood oo Waday Shixnado Gargaar oo kala Duwan ayaa Maanta laga Dajiyey Garoonka Degamada Guriceel.

Gargaarkaan waxaa waday Wasiirka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiin Dowlada Soomaaliya  Cabdi Canshuur Xasan, asaga oo sheegay in loogu Tala Galay Dadka ay saameeyeen Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ee Magaalada Baladweyne.

Qaar ka Mid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka ayaa Dhankooda Balan qaaday in ay Gaarsiin doonaan Dadkii loogu talagay.