{DAAWO SAWIRADA} Kulan dhaxmaray Madaxweynaha Puntland Safiirka Ingiriiska u fadhiyo ee Soomaaliya

0
84

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyadda ee Garoowe ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Mr. Ben Fender Obe.