{DAAWO SAWIRADA} Gaadiid Gargaar u wado Baladweyne oo ku xayiran Koofurta Gaalkacyo

0
169

Warar ay heshay Warbaahinta Hiiraanweyn ayaa waxa ay sheegayaan in maalintii Sadexaad ku Xaniban Koonfurta Gaalkacyo dhinaca Galmudug 21 gaari oo Gargaar u wada Baladwayne kuwaas dhawaan Madaxwaynaha Puntland Garowe ka saagootiyey

Waxaana la sheegay in Galmudug Canshuur ka rabto gadiidlayduna diideen iyagoo ku doodaya in ay gargaar ay wadaan ee Xumuulka uusan ahayn mid Ganacsi.

Gadiidkaan Gargaarka sida ee Gaalkacyo lagu xanibay ila hada kama aysan hadlin Maamulada Galmudug iyo Puntland.