Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolka Hiiraan G/sare oo geeriyoodey.

0
120

Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolka Hiiraan G/sare Farax Cali Macow ayaa ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho

allaha u naxariistee G/sare Faarax Cali Macoow ayaa in mudo ah ku xanuusanaa Magaalada Muqdisho kaas oo markii danbe u geeriyooday xanuun hayay sida ay Hiiraanweyn u sheegeen qaar kamid ah Eheladiisa.