Ciyaaryahan Soomaaliyeed oo ku guulaystay xidiga ugu fiican Qarada Asia.

0
113

Wiilka Ciyaaryahankiii Xulka Qaranka Soomaaliya oo ku guulaystay xidiga ugu fiican Qarada Asia.

Akram Cafiif oo uu dhalay ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya Xassan Cafiif Faraska Cad ayaa ku guuleystay abaalmartinta xiddiga ugu wanaagsan Qaaradda Aasiya ee 2019.

Akram ayaa muteystay abaalmarintan kaddib markii uu xulkiisa kula guuleystay Koobka Asia, kooxdiisana wareegga 4-ta geeyay championka.