{DAAWO MUQAALKA} Xiisad Ka taagan Degmada Buula burte iyo Madaxda Hirshabelle oo loo diiday in ay Tagaan Dagmadaas.

0
104

Xiisad ayaa ka taagan Degmada Buula burte ee Gobolka Hiiraan taas oo ka danbeysay Magacaabista gudoomiyaha Dagmada Bulo-burte kaas oo ay odayaasha ka so horjeesteen magacaabistiisa.

 

Odayaasha ayaa wacad ku maray in ay la dagaalamidoonaan Maamulka hirshabelle oo ay sheegeen in uu mar walbo sameeyo Magacaabis aan loo meel dayin taas oo dib u dhac ku keentay Howlahii dagmada.