{DAAWO SAWIRADA} Maamulka Hirshabelle oo Magacaabay Duqa Dagmada Buulo-burte Iyo Xiisad Halkaas ka taagan

0
129

Wasiirka arimaha gudaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cali Caadle ayaa caawa u
Magacaabay Duqa Dagmada Buulo-burte Ee gobalka Hiiraan Mohamed Shiiq sharaawe.

Magacaabista Duqa Dagmada bulo burte ayaa waxa ay imaaneysaa xili ay xiisad u dhaxeyso Odayaasha iyo Maamulka ay ka taagan tahay Dagmadaas