{DAAWO SAWIRADA} Xiisad Maanta Ka taagan Dagmada Bulo burte iyo Banaanbaxayaal Xiray Wadooyinka

0
158

Banaanbax ayaa waabarigii hore ka bilaawday dagmada bulo burte ee Gobolka hiiraan kaas oo looga so horjeedo booqasho uu maanta ku tagi lahaa wasiirka Arimaha Gudha hirshabelle Maxamed Cali caadle dagmadaas,

Dad aad u careysan ayaa iskugu soo baxay dagmada bulo burte kuwaas oo diidan gudoomiyaha Cusub ee Bulo burte u so magacaabeen maamulka hirshabelle iyo safarka wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed cali caadl.