{DHAGEYSO} khasaarha ka dhashy Dagaal dhaxmay CXD iyo Ururka Alshabaab

0
427

Dagaal u dhaxeeya CXD iyo dhaq dhaqaaqa Alshabab ayaa ka socda deegaano u dhaxeeya Degmooyinka Maxaas iyo Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa yimid kaddib markii CXD ka tirsan oo uu hor kacaya Taliyaha Guutada Shannaad ee qeybta 27-Aad Kor Faarax Cali Waasuge Faarax (Kooshin) oo ka amba baxay Degmada Maxaas kuna sii jeeday Degmada Buulo burde aay dhax u galeen ciidamada Alshabab ka tirsan taasi oo keentay in dagaalka uu qarxo.

Dagaalka oo biloowday gilinkii dambe ee maanta ayaa hada soo afjarmey 

gudomiyha dagmada maxaas ee gobolka hiiraan cabdi muumin cilmi oo lahada Hiiraanweyn ayaa  kawar bixiyay qasaaraha