Golaha aqalka sare oo ansixiyay sharciga Canshuuraha Furdooyinka

0
139

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Kulanka aqalka sare ayaa waxaa shir Guddoomiyay Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed.

Guddomiye Ku-xigeenka Guddiga Dhaqaalaha Golaha Aqalka Sare Sentar Deeqa Xassan Xuseen ayaa Golaha Ka-hor akhrisay Akhrinta 3-aad ee Hindise-Sharciyeedka Canshuuraha Furdooyinka oo sheegtay soo jeeddinada sentarada.

Golaha Aqalka sare aya ansixiyey,Iyaga oo marsiiyay Akhrinta 3-aad ee Hindise-Sharciyeedka Canshuuraha Furdooyinka,waxaama Ogaalada 32 senatar, sida uu Ku dhawaaqay guddoomiye Ku xigeenka aqalka sare