Gudoomiyayaasha Dagmooyinka Waaberi iyo Shangaani oo La magacaabay

0
84

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ayaa Buuxiyay Booski ay ka baxeen Gudoomiyayaashi Dagmooyinka Waaberi iyo Shangaani kuwaasi oo ku Geeriyooday Qaraxi 24ki July ee Sanadkan ka dhacay Xarunta Dowlada hoose ee Xamar.

Gudoomiyana Degmada Waaberi waxaa loo Magacaabay Cabdicasiis Cismaan Jaamac halka Gudoomiyaha Degmada Shangaani loo Magacaabay Aweys Sheikh Maxamed Amiin.

Sidoo kale Guddoomiye ku-Xigeenka Arimaha Bulshada ee Degmada Wadajir waxaa loo Magacaabay Axmed Maxamud Diiriye.