Madasha Xisbiyada Qaran oo ka digay Xeer ay ansixiyeen Golaha Wasiirada

0
123

Madasha xisbiyada Qaran oo ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed kuna mideysan yihiin ilaa Lix Xisbi ayaa waxaa ay ka digeen Xeer Maanta la horgeeyey Golaha Wasiirada Soomaaliya,kaas oo ah xeerka hey’adaha aan Dowliga ahayn.

Xildhibaan Cabdifataax Ismaaciil Daahir iyo Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa War-Saxaafadeedka Madasha soo saartay la wadaagay Warbaahinta.