Xaalada Degmada Buula-burde oo maanta dagan

0
132

waxaa maanta dagan xaalada magaalada Buulo burte ee Goblka Hiiraan kadib dibadbaxayo shalay ka dhacay oo sababay khasaaro kala duwan.

Goobaha gancasiga iyo isku socodka magaalada oo shalay xirmay ayaa maanta dib loo furmay

Dhanka kala masuliyn ka tirsan hirshabelle oo hory u gaaray buulo burte ayaa wali wado kulmo kala duwan oo xal loogu raadinyo xaalada taagan.

 

Wafdi u horkacayo wasiirka arimaha gudaha hirshabelle oo shalay gaari la haay magaalada Buulaburde ayaa baaqaday Kadib shaqaaqo ka dhalatay safarka wasiir caadle.

 

Dadka degan ayaa aad kaga soo horjeedo maamulka cusub ee uu dhawaan Magacaabay Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabeele Maxamed Cali Caale ayagona dalbanaya maamul ay iskood u doortaan oo horay loogala balamay