{AKHRISO} Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Guddoonka Baarlamanka Galmudug

0
172

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa shaaciyay Shuruudaha Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa waxaa ku xusan ilaa 8 shuruudood oo laga rabo musharaxa isku soo taagaya xilka gudoomiyaha iyo ku xigeenada baarlamanka Galmudug oo haatan ay u taagan yihiin musharaxiin badan.