Chelsea oo guul gaartay, Tottenham oo taako loo dhigay & guud ahaan natiijooyinka kulamadii Galabta laga ciyaaray FA Cup-ka

0
171

Waxaa Galabta la ciyaaray kulamo ka tirsan wareega saddexaad ee tartanka FA Cup-ka, iyadoo kooxihii ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Chelsea iyoTottenham Hotspur.

Chesea ayaa guul muhiim ah ka gaartay naadiga Nottingham Forest, waxayna kaga adkaatay 2-0, Callum Hudson-Odoi iyo Ross Barkley ayaa u kala dhaliyay goolasha Kooxda ka dhisan Galbeedka Magaalada London ee Blues, iyaga oo u gudubtay wareega afaraad ee tartankan.

Haddaba dhanka hoose kaga boggo natiijooyinka kulamadii Galabta laga ciyaaray tartanka FA Cup:

Bristol Rovers 2 – 2 Coventry City

Burton Albion 2 – 4 Northampton Town

Charlton Athletic 0 – 1 West Bromwich Albion

Chelsea 2 – 0 Nottingham Forest

Crewe Alexandra 1 – 3 Barnsley

Crystal Palace 0 – 1 Derby County

Middlesbrough 1 – 1 Tottenham Hotspur

Queens Park Rangers 5 – 1 Swansea City

Sheffield United 2 – 1 AFC Fylde