{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu danbeeyey Al-Shabaab oo la wareegay Deegaanka Ceel Cade

0
241

Deegaanka Ceel-Cadde ee ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saakay gacan ku haynteeda  la wareegeen dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab.

Lawareegida Al-shabaab ee deegaanka Ceel-Cadde ayaa timid kadib markii ay weerar ku qaadeen halkaas oo markii hore ay ku sugnaayeen Ciidamo deegaanka ah oo iskood isku abaabulay, waxaana deegaanka ka dhacay dagaal kooban oo muddo socday.

HAALKAAN HOOSE KADAAWO MUUQAALKA