{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu danbeyey Qaraxii ismiidaminta ahaay Ee ka dhacay Duleedka Muqdisho

0
203

Taliye ku xigeenka Ciidanka Haramcad ee uu Turkigu tababaray ayaa ku dhaawacmay qarax Xoogan oo maanta ka dhacay Bar Control oo laga galo degdamada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.

HALKAAN HOOSE KADAAWO MUUQAALKA