{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo KGS Oo Gaaray Muqdisho

0
135

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha KGS mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa gaaray Magaalada Muqdisho kaddib shirka iskaashiga Maamulada Hirshabelle Iyo Koonfur Galbeed oo Beydhabo ay ka wada qeyb galeen labada madaxweyne.