{DHAGEYSO} Xildhibaan Fiqi “Maamulo is diidan ayaa ka dhismaya Galmudug”

0
102

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa sheegay in Galmudug ay ku socoto wado ay uga dhismi karaan laba Maamul.

Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale Geelle xaaf looga baahan yahay in uu u turo Shacabka Galmudug,isla markaana ay haboon tahay in Galmudug loo daayo hal maamul.

 

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in dadka ku nool deegaananda Galmudug uusan xilligaan ka dhex jirin wax khilaaf ah,hayeeshee kaliya ay u baahan yihiin Maamul samatabixiya.