Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyey maxaabiis

0
213

Madaxweynaha Puntland Saciid Abdullahi Dani ayaa maanta cafis u fidiyey dad ku xirnaa xabsiga magaalada Boosaaso.

Maxaabiista la cafiyey, oo tiradoodu gaareyso gaareyso 39, ayaa waxaa ka mid ah odayaaal iyo siyaasiyiin uu ku jiro Muuse Cali Jaamac.