Maxeey Tahay Qodobada ay isku mari la yahay Odayaash Bulo-burte Iyo Madaxweyne Waare

0
294

Saacadihii ugu danbeyay waxaa kulomo is waqti dheer qaatay ay dhaxmareen Madaxweynaha Maamulka Hir-shabelle Maxamed Cabdi waare iyo Odayaasha dhaqanka Dagmada Bulo-burte ee Gobolka Hiiraan.

HOOS KA DHAGEYSO QODOBADA ILAA HADA LA ISKU MARI LA YAHAY