{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya , oo ka hadlay arrimaha Somaliland iyo Dacawadda badda ee Kenya

0
128

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya , Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrimaha Somaliland iyo Dacawadda badda ee Kenya ayaa si kulul u Dhaliilay Dowladdad hadda jirta.