Kulan Looga Hadlayay Maamulka Maaliyadda Puntland Oo Ka Dhacay Boosaaso

0
68

Xarunta Wasaaradda maaliyadda maamulka Puntland ay ku leedahay magaalada boosaaso waxaa kulan ku yeeshay Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda,Dekedaha iyo Kaluumaysiga.

Kulan ayaa ahaa mid looga hadlayay is barbar dhiga dhanka dakhliga sanadihii 2019, 2017 iyo sidii kor loogu qaadi lahaa dakhliga Dawladda sanada 2020.