Macalin Daahireey Nuur Oo Ahaa Qabiir Dhinaca Ciyaaraha Gobolka Hiiraan ayaa Galabta ku Geeriyooday Baladweyne.

0
214

Alla Ha u Naxariisto Macalin Daahireey Nuur Oo Ahaa Qabiir Dhinaca Ciyaaraha Gobolka Hiiraan ayaa Galabta ku Geeriyooday Magaalada Baladweyne.

allaha U naxariistee Macalin Daahireey ayaa dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay ku Xanuunsana Magaalada Baladweyne Sida Eheladiisa u sheegeen Hiiraanweyn.

Rabi ha u naxariistee Macalin Daahireey Nuur ayaa lagu wadaa in lagu Aaso Saacadaha so socdo Magaalada Baladweyne.

inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.