Shaxda rasmiga ah kulanka Club Brugge iyo Man United ee tartanka Europa League oo la shaaciyay

0
142

Kooxda kubadda cagta Club Brugge ayaa naadiga Manchester United ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Jan Breydel Stadion kulan ka tirsan tartanka UEFA Europa League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Borussia Club Brugge iyo Manchester United.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Club Brugge XI: Mignolet, Clinton Mata, Kossounou, Mechele, Simon Deli, Mats Rits, Eder Balanta, Hans Vanaken, Emmanuel Dennis, Percy Tau, Maxim De Cuyper.