Qof looga shakiyay caabuqa caroona Virus oo lagu karantiilay Jigjiga.

0
120

Maamulka dowlad deeganka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay karantiileen qof  looga shakiyay in uu qaba caabuqa caroona Virus.

Wasiirka wasaraada caafimaadka Gobolka Soomaalida Itoobiya Dr yuuusf Maxamed Cali  ayaa sheegay in gabar ka timid magaalada addisababa ee casimada itoobiya dhigatana jamacada jigjiga looga shakiyay in ay qabto cudurka dilaaga ah ee caroona viris ama covid 19  maamulkana uu karaantiile.

maalmihii u danbeeyay cudurkan ayaa waxa uu fara ba,an ku hayay caalamka waxana meelaha dhawaanahana laga helay ka mid ah  kisaskiisa Itoobiya Kenya Jabuuti iyo Sooomaaliya