{DAAWO SAWIRADA} Dib u dayactir Lagu bilaabay Dhismayaashii ay Bur burisay Fatahaadii Ku dhufatay Baladweyne.

0
189

Qaar kamid ah xaafadihii ay saameeysay fateeatahaada wabiga shabeele magalada baladweyn islamarkaana ay burburisay dhismayaal iyo gooba ganacsi ayaa  lagu bilaabay dib udayactir.

Halkan waa xafada kooshin laanta nuur xawaad waxaa ay  kamid tahay goobihii ay sida ba an usaameeyeen fatahaada wabiga shabelle ee magalada Baledweyn waxana hada ka socoto dib u dayactir sida ay hiiraanweeyn ay ugawarixiyeen qaar ka mid ah Dadka dib udayactir ku sameeynayo guryahooda

 

Sanadwaliba waxa dadka reer baledweyn saameeya fatahaada wabiga shabeelle taas oo baa bi sa Dhamaan adeegyadii bulshada  sidawadooyinka, magalada goobaha ganacsiga ,dhismayaasha, masaajida Iyo  xarumaha caafimaadaka,waxana sanadwaliba deegaanka ku dhaco dhaqaala bur bur sida uusheegay Nuur goobe oo kamid ah dadka maanta ka bilaabay xaafada kooshin dib u dayactir ay ku sameynayaan guryahooda

 

Sanadwalib marka lagaaro xiliroobaadka magalada baledweyn iyo deegaanada ku xeeran waxa saameeyn xun kureeba  dhamaan nolasha aas aasiga ee deegaanka fatahaada wabiga shabelle Hadaba waa ayo cida lasugaayo inay wax kaqabto fatahaada ku so laab laabat Magaalada Baladweyne,

Cabdiwaaxid Maxamed Aadan 

Radio Hiranweyn Baldweyne