Wareegii Sadaxaad ee Tartan Aqooneedka Hiiraanweyn oo Maanta la so gabagabeeyay

0
358

Gabagabada wareega sadaxaad ayaa waxaa maanta ku tartamay xaafadaha Dur dur iyo Wadajir oo ka kala socdo dagmooyinka Bulo burte iyo Maxaas  waxana tartankii maanta guusha raacday Xaafada Dur dur ee Dagmada Maxaas.