Cabdi Xaashi oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka

0
136

Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sharci darro ku
tilmaamay sharciyo ay ansixiyeen golaha shacabka ama dood ka wadaan.

 

Shuruucdan oo loo saaray guddi ka wada tirsanaa labada aqal ayuu ku
dooday in nuqulka loo qeybiyey golaha shacabka aanu aheyn midkii ay
guddigu keeneen, sidaa darteedna waxa socda aaney sharci aheyn.

Halkan Ka Aqriso Warka Ka Soo Baxay Golaha Aqalka Sa