{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Gaaray Degmada Feer-feer

0
213

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan ayaa gaaray Degmada Feer-feer ee Dhulka soomaalida Etoobiya waxaana halkaasi kuso dhaweeyey Hogaanka Nabadgalyada Dowlad deegaanka Soomaalida.

Waxaa qeeyb ka ahaa Wafdiga Wasiiro Xildhibaano Hirshabeelle, Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya ujeeyda Wafdigan ayaa ah dhameeynta Dagaal Beelled sababay dhimasho iyo Dhawac oo ka dhacay Xadka Hiiraan iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Etoobiya

Manta ayaa la filayaa in Degmada Feer-feer uu ka furmo shir arintan looga hadlayo waxaana sidoo kale socda Odoyaal dhaqameeyd ka socda Beellaha dagaalamay .