{DAAWO SAWIRADA} Hogaanka Nabadgalyada DDDSI oo feerfeer u yimid xalinta Dagaal Beeleedyo

0
357

Hogaanka Nabadgalyada Maamulka Dowlada deegaanka Soomaaliya Dr Hussein Qassim iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo ay qeyb ka yihiin saraakiil ka tirsan booliska Dowlad Deegaanka ayaa goordhaw Ka Dagay Degmada Feerfeer.

Hogaanka Nabadgalyada Maamulka Dowlada deegaanka Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa La sheegay Ineey Feer Feer u tageen Baarista Dilaal Dhawaan ka Dhacay Gudaha Dalka Ethopia dad lo dilay aanoonoyin qabil.

mudooyinkii danbe waxaa xadka soomaaliya iyo itoopiya ka dhacaayay colaad u dhaxeeyso beelo soomaaliyeed kuwaas oo markii danbe u gudubtay gudaha wadanka itoobiya.

 

lama oga sida xal waara looga gaari karo colaada ku so laab laabatay dhulka ku yaal xadka soomaaliya iyo itoobiya kaas oo maalinta biri ah loo madlan yahay in uu dagmada Feer feer ka dhaco kulan balaaran oo looga xaajoon doono colaada deegaanada Xadka soomaaliya iyo Itoobiya.