{DAAWO SAWIRADA} Shir Lagu Dhax Dhaxaadinayo Beello Dagaaamay oo ka Furmay Degmada Feer-feer

0
197

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte osmaan iyo Gudoomiyaha Gobolka shabeelle ee is Maamulka Somaalida Ethiopia aadan Axmed Sooyaan iyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka kala tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Dowlad Degaanka Somaalida Ethiopia iyo saraakiil ciidan oo ka la socda Dowladaha Somaliya iyo Ethiopia ayaa kulan ku leh Degmada Feer feer .

Kulanka ayaa waxa looga Arinsanayay sidii xal looga gaari lahaa xiisad Beeleed dhawaan ka dhacday Nawaaxiga Degaanka Abaaley oo u dhow xadka kabada Dalka iyo sidii wada jir looga shaqeyn lahaa xalada nabada galayada Xaduudka iyo degaanada ku dha dhow.