{DAAWO SAWIRADA} Sida Magaalada Muqdisho looga xusay 26 June

0
144

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kaga qayb galaya Madaxtooyada Qaranka Munaasabadda Xuska Sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka.