{AKHRISO} Jadwalka & Shuruudaha Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada Sare oo la soo saaray

0
299

Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee DF ayaa shaaciyey jadwalka imtixaanka fasalka 12aad ee Dugsiga Sare ee sanadkan

Imtixaanka ayaa bilaaban doonaa Sabti 18 Luuliyo 2020 oo ku beegan sabtiga soo socda, waxayna soo saartay Wasaarada jadwalka sida maadooyinku ay u kala horeeyaan iyo talooyin ku socda ardayda imtixaanka galaysa.

Hoos ka akhriso jadwalka iyo shuruudaha imtixaanka dugsiyada sare