{DAAWO SAWIRADA} 1 luulyo Oo Baladweyne Laga Xusay.

0
122

Dabal daga sand guuradii 60 aad ee ka soo wareegtay markii xornimada ay qateen gobollada koonfureed iyo midowgi labad gobol ayaa xalay lagu qabtay magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Munaasabada ayaa wax ka soo qeyb galay Xubno ka socda maamulka Gobolka Hiiraan saraakiisha ciidamada dowlada kuwa AMISOM iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool. Magaalada Baladweyne.

Abaanduullaha Qeeybta 27 ee Ciidamada Xooga Dalka Jenaraal Yacquub Saalax  ayaa sheegay in calanka Soomaliya u qiimo weyn ugu fadhiyo shacabka Somaliyeed. Isago hamblayo u diray dhamaan shacabka Somaliya meel kasto oo ay joogan.

Sidoo kale waxaa Munasabada ayaa Waxaa kahadlay Xeer ilaaliye ku xigenka Madaxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaiya waxana ay ku dheraaday ka hadlka qey maha ay ledahay 1da luulyo

Gudomiyaha Dagmada Baladweyne Cismaan Dhicisoow dhuubow  oo iskna kahadlay munasabada ayaa shegay in malinta xurnimada ay tahay malin muhiim u ah umada soomaaliyeed waxana u ku baqay in la ilaaliyo xurnimada hada ay somaliya haysato

Gabagabada Munsabada ayaa waxaa So xiray Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan waxana u hambalyo u diray dhamaan umada somaliyeed waxana u sidoo kale u duceyay dadkii u geriyooda xurnimada soomaaliliya