{DAAWO SAWIRADA} Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii Beriut

0
75

ku dhawaad 100 ruux ayaa ku dhimatay ku dhawaad 200 oo kale wey ku dhawacmeen ka dib qarax weyn oo ka dhacay dalka lubnaan

Dadka ku dhintay qaraxa Lubnaan waxaa ka mid ah Xoghayahii Guud ee Xisbiga Kataeb ee Lubnaan, xisbiga ayaa ku dhawaaqay sidaas.

Xisbiga Kataeb Party, oo ah mid ka mid ah xisbiyada ugu da’da weynaa dalka, waxaana xaruntooda ugu wayn ku taalaa dhinaca midig ee dekada.

Wasiirka caafimaadla Dalka Lubnaan ayaa sheegay in dhimashada ay mareyso 50 ruux halka dhawaca uu kor u dhaafay  200 qof

People help a man who was wounded in a massive explosion in Beirut, Lebanon, Tuesday, Aug. 4, 2020. Massive explosions rocked downtown Beirut on Tuesday, flattening much of the port, damaging buildings and blowing out windows and doors as a giant mushroom cloud rose above the capital. Witnesses saw many people injured by flying glass and debris. (AP Photo/Hassan Ammar)