Taliska ciidanka Asluubta Somaliyed oo faah-faahin ka bixiyay Werarkii xabsiga dhexe

0
145

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faah-faahin ka bixiyay shaqaaqadii galabta ka dhacday xabsiga dhexe ee Xamar.