Gudoomiye Filish oo Faray Gudoomiyeyaasha degmooyinka xaqijinta Amniga

0
64

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar maxmuud Maxmed (Cumar filish) ayaa shir Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Shirlaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Gudoomiye ku-Ku xigeenada Maamulka Gobolka BanaadirTaliyaha qeybta guud ee Gobolka Banaadir Gudoomiyasha17ka .

Tobobaadkaan waxaa Diirada Lagu saaray arimaha Amniga Nadaafadda iyo Tacadiyada ka dhacay Magaalada.

Gudoomiye Filish ayaa Faray Gudoomiyeyaasha degmooyinka Adkeynta Amniga degmooyinka.

Waxaa uu Sidoo kale ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Nadaafada.