{DAAWO SAWIRADA} Banaanbax Balaaran oo Maanta ka dhacay Baladweyne.

0
198

Dadka banaanbaxa dhigaay oo isugu jira dhalinyaro iyo araday iyo qeeybaha kaladuwan ee bulshada ayaa maanta waxa uu ka dhacay bartamaha magalada waxaa ayna kasoo horjeestaan qaabka loo wajahayo dhisida iyo arrimaha doorashooyinka maamulka          Hir-shabelle.

 

Bannaan baxayaasha ayaa waxaa ay socod ku marayaan wadooyinka waaweyn ee Magaalada Beleweyne, iyaga oo ku dhawaaqaya erayo ay uga soo horjeedaan sida lagu wado arrimaha doorashooyinka.

 

Dadka baanabaxa dhigaya ayaa waxa ay doowlada fedralaaka iyo beesha caalamka kacod sadeen inay soo faragiliyaan arimaha laxeriira doorashoonyaka Hirshabelle.

Qaar kamid ah dadkii banaan baxa maanta ka dhigay Baladweyn ayaa waa ay shegeen in ay ka so horjeedan habka loowado dhismaha Maamulka labaad ee Hirshabelle

Banaanbaxan ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xili dhismaha maamulka hirshabelleda labaad uu kabiloowday magalada joowhar èe casimada hirshabelle.

Cabdiwaaxid Maxamed Aadan 

Hiranweyn Baladweyne