{DAAWO SAWIRADA} Banaanbax Looga so horjeedo Hirshabelle oo Baladweyne ka bilaawday.

0
626

Dadka banaanbaxa dhigaay oo isugu jirta dhalinyaro iyo dad waaweyn ayaa waxaa la sheegay inay kasoo horjeedaan qaabka loo wajahayo dhisida iyo arrimaha doorashooyinka Hir-Shabeelle.

Bannaanbaxayaasha ayaa waxaa ay socod ku marayaan wadooyinka waaweyn ee Magaalada Beleweyne, iyaga oo ku dhawaaqaya erayo ay uga soo horjeedaan sida lagu wado arrimaha doorashooyinka.

Beelaha dega hirshabeele ayaa isku heysta jagada uga sareeysa maamulka, iyada oo haatan u muuqanayso mid kasii dareysa.