Aqalka Sare Oo Kasoo Horjeestay Gudiga Uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble

0
93

Guddoomiyaah Aqalka Sare ee Baarlaanka Soomaaliyaa ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ka tagay Xubnihii uu dhawaan soo gudbiyay ee Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi.

Cabdi Xaashi Guddoomiyaha  Aqalka sare ayaa sheegay in xubnaha uuu magacaabay Rooble aysan ahayn kuwii uu gudbiyay, waxaana uu sheegay in taa badeel keeda la qaatay xubno uu keenay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka.

HOOS KA AQRISO QORAAL UU SOO SAARAY CABDI XAASHI