{DAAWO SAWIRADA} Shil sababay dhimasho iyo dhawac Oo ka dhacay Puntland.

0
81
Waa sawiradda baabuur gaaraysa shanta oo isku dhacay degaanka shire ee gobolka karkaar Puntland maamulka gobolka iyo taliska booliska ayaa gaarey goobta saaka
Dhimashada waa 2 Ruux.