Dagaal Sababay Dhimasho iyo dhawac Oo Ka dhacay Duleedka Degmada Jalalaqsi

0
118

Wararka ka imaanayo Deegaanka Qoryalle oo 18 Kmt ujira Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheeegaya in halkasi uu ka dhacay Dagaal udhaxeeyey Al.shabaab iyo Ciidamada Macawisleeyda loo yaqaano.

Dagaalka ayaa yimid kadib Markii Xubno ka tirsan Al.shabaab ay Weerar gaadmo ah kusoo qaadeen Ciidamadan oo ku sugnaa Saldhig halkaasi ku yaalla waxaana wararka soo baxayo ay sheegayaan in dagaalka uu ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhawac ah.

Faah Faahin goordhow Filo