DHAGEYSO: Barnaamij ka hadlaya maalinta Caruurta 20-ka november.

0
71

20-Novembr sanad kasta waxa dunida laga xusaa maalinta caalamiga ah ee caruuta, si oo weyneyo baaqa xuquuqda aadanaha ee golaha qaramada midoobay oo ay soo saaren 1959-kii.

Ujedadu waa muujinta xaquuqda caruurta iyo awood siintooda, waxa maalinta oo ku beegan maanta oo kale 20-ka november laga hadlaa wacyi galinta caruurta iyo hormarinta xaaladaha nololed ee caruuta ku nool aduunka iyo dhibaatoyinka ay la kulmaan caruurta.

barnaamijkena waxey ku eegeyna xaaladaha nololed ee caruurta ku nool degaanada Hirshabelle iyo dhibaatoyinka ay kala kulmaan iska hor imaadyada kuwa hubeysan, wacyi galintooda, codka caruurta iyo qataraha soo wajahaan.

Barnaamijka waxaa wasaarada Haweenka iyo xuquul insaanka Hir-galisay HirShabelle oo gacan ka heleeysa xafiiska Qaramada Midowbay ee UNSOM gaar ahaan qeybta Daryeelka caruurta Soomaaliya.

HALAKN HOOSE KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA: