Gudoomiye Lagu Dilay goordhow Baladweyne

0
162

Koox Hubeeysan ayaa Caawa Xaafada Buunda-weyn ee Magaalada Baladweyne waxaa ay ku dileen Gudoomiye ku Xigeenka Xaafada Buunda-weyn, kaasi oo Lagu magacaabi jiray Allaha unaxariistee Cabdi Muxumed oo loo yaqaanay {Kuukaay dheere} oo si weyn looga yaqaanay Magaalada Baladweyne.

 

Kooxahii dilka ka danbeeyey ayaa goobta is kaga baxsaday, waxaana markii uu dilka dhacay kadib Goobta gaaray Ciidamada Dowlada Soomaaliya halkaasi oo ay ka bilaabeen howlgalo lagu baadi goobaya kooxahii dilka ka danbeeyey

 

Waxii Warar ah Goordhow Hiiraanweyn Kala Soco